Bad Gal Lyrics
Bad Gal Song Lyrics
San Se Se Se Rabtaa
Bidix Midig Dhanke Rabtaa
You Know Baby Sida Donta Lagu Sameenaa
Riyadada Lagu Rumeynaa
San Se Se Se Rabtaa
Bidix Midig Dhanke Rabtaa
You Know Baby Sida Donta Lagu Sameenaa
Riyadada Lagu Rumeynaa
Xaliye Hadalkisa Ma Dhagesto
Wax Gududan Marka Arko Kama Jestoo
Inta Jogto Midkalee Ma Daneeyo
Huuhuu Ma Daneeyoo
Xaliye Taladisa Ma Dhagesto
Wax Gududan Marka Arko Kama Jestoo
Inta Jogto Midkalee Ma Daneeyo
Huuhuu Ma Daneeyoo
Bad Gal Give Me Kiss
Go Down Macaney Don't Say Bis
Noolashan Ila Dhis
Shumiskana Baby Kalay Hada Ii Biis
Bad Gal Give Me Kiss
Go Down Macaney Don't Say Bis
Noolashan Ila Dhis
Shumiskana Baby Kalay Hada Ii Biis
Kululee Igu Soo Siki
Body So Good Igu Soo Durji
Kama Jeesan Karo Baby Iga Dharji
Hana Dawadan Kama Lihi Waji
Kululee Igu Soo Siki
Body So Good Igu Soo Durji
Kama Jeesan Karo Baby Iga Dharji
Hana Dawadan Kama Lihi Waji
Markey Siibto Baatiga
Waxa Siibtaa Shaatiga
Maba Sugi Karto Marqatiga
Coz Wexey Rabtaa Rootiga
Xaliye Hadalkisa Ma Dhagesto
Wax Gududan Marka Arko Kama Jestoo
Inta Jogto Midkalee Ma Daneeyo
Huuhuu Ma Daneeyoo
Xaliye Taladisa Ma Dhagesto
Wax Gududan Marka Arko Kama Jestoo
Inta Jogto Midkalee Ma Daneeyo
Huuhuu Ma Daneeyoo
Bad Gal Give Me Kiss
Go Down Macaney Don't Say Bis
Noolashan Ila Dhis
Shumiskana Baby Kalay Hada Ii Biis
Bad Gal Give Me Kiss
Go Down Macaney Don't Say Bis
Noolashan Ila Dhis
Shumiskana Baby Kalay Hada Ii Biis
Community Thoughts .
0 CommentsLeave a Reply
Your email address will not be published. Required fields are marked *
No comments yet
Be the first to share your thoughts about these lyrics!