PAAS Lyrics
PAAS Song Lyrics
Warkey samay igusocde belladaas
Ha isku ceejinine kaligaa soo baas
Aada kugu soco idhaa qofka sidii gaas
Gaas, baas, baas, kaas
Warkey samay igusocde belladaas
Ha isku ceejinine kaligaa soo baas
Aada kugu soco idhaa qofka sidii gaas
Gaas, baas, baas
Haddaa socoto ama baby
Been haadano muduqtayada weydii
Iska faansi sidii Beyoncé iyo Jay-Z
Marriixaan ku xumee lafaha sii bilila fahasii
Wado tahay aniga beydhabo kora
Qof kalle xani maayee heeso ma kora
Mudug aashaq mada ka kabara
Hau moodin damarada la rero
Warkey samay igusocde belladaas
Ha isku ceejinine kaligaa soo baas
Aada kugu soco idhaa qofka sidii gaas
Gaas, baas, baas, kaas
Warkey samay igusocde belladaas
Ha isku ceejinine kaligaa soo baas
Aada kugu soco idhaa qofka sidii gaas
Gaas, baas, baas
Lata kaydi sixxir banishataasa
Saas qadaane mooli uso jada saadas
Madaxan hoos gayirkoodaas aas
Dance, dance, dance, fast
Inay ku gartaa maacqul
Waxeyda megarteena gadaas gool
Nafteedaba hadda igufilan mashquul
One, two, one, two, sii gisi muqata gol
Aka may heladool dool
Taasteem kawaxa keeyaa la roll
Waxa ku sokorixani yaha kafood
Sidamezi shambaladheeyor
White score maskaxdeda baas
Warkey samay igusocde belladaas
Ha isku ceejinine kaligaa soo baas
Aada kugu soco idhaa qofka sidii gaas
Gaas, baas, baas, kaas
Warkey samay igusocde belladaas
Ha isku ceejinine kaligaa soo baas
Aada kugu soco idhaa qofka sidii gaas
Gaas, baas, baas
No fake intaa aabo waxaan ka ahay shookh
Aniga iyo fikirkeyga dhalinta oo ah hook
TikTok degan wamaka dhacydoo
Sharma Boy maxaa ka gale laacagtaada goo
Waligaa haka shakinin kugu dhashay mugadhoo
Waa adiga dhaqankeyga gaalada u tag
Waar waxaan, waar waxaan
Ma xamursanennaa?
Waxaan ciyaalkaan ilmahan
Waa gumeysaneynaa, waxaan...
Samar ayaan ku jiraa aabo, barafa kaaga digaa
Community Thoughts .
0 CommentsLeave a Reply
Your email address will not be published. Required fields are marked *
No comments yet
Be the first to share your thoughts about these lyrics!